Nuxurka Kulankii 1aad ee Xoghayaha Cusub ee Wadani + Sawiro

0
104

Hargeysa (Waaheen):- Xoghayahii guud ee dhawaan loo doortay

Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Aqoonyahan Khadar Xuseen Cabdi, ayaamanta kulan qado sharafeed ah u sameeyey Madaxda Xisbigaasi oo uu hoggaaminaayo guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro).

Image may contain: 2 people, people sitting and indoor

 

Kulankan oo manta ka qabsoomay hotel Ambassador ee Hargeysa, ayaa ujeedkiisu ahaa kulan is barasho ah maadaama dhawaan la magacaabay Xoghayaha guud ee Xisbigaasi.

Image may contain: 3 people, people sitting

Qaar ka mid ah Madaxda Xisbigaasi oo halkaas ka hadlay, ayaa dhammaantood ba sheegay in ay ku faraxsan yihiin in ay xilkaas loo magacaabo Aqoonyahan Khadar isla mar ahaantaana ay diyaar u yihiin siddii ay u la shaqeyn lahaayeen.

Image may contain: 5 people, people sitting, table and indoor

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan Cirro oo isna dhankiisa halkaas ka hadlay, ayaa waxa uu sheegay in Xisbiga WADDANI uu hawlo culus ka sugaayo Aqoonyahan Khadar iyo weli ba sida oo kale dar-dar gelinta hawlaha Xisbigaasi.

Image may contain: 2 people, suit and eyeglasses

Aqoonyahan Khadar oo isna halkaas ka hadlay, ayaa dhammaan halkaas uga mahad-celiyey Madaxda Xisbiga WADDANI isaga oo sheegay in uu diyaar u yahay siddii uu door muuqda uga qaadan lahaa hawlaha Xisbiga isla mar ahaantaana uu u rumeyn lahaa waxyaabaha laga sugaayo.

Image may contain: 1 person, smiling, beard

Image may contain: 1 person, standing

Image may contain: 1 person, standing and suit

Image may contain: 1 person, beard

Image may contain: 2 people, people sitting and beard

Image may contain: 1 person, sitting, sunglasses and closeup

Image may contain: 1 person, hat

Image may contain: 1 person

Image may contain: 1 person

Image may contain: one or more people and indoor