Hambalyo Meher Wacan

0
422

hambalyo meher G/le Tukaale Maxamed Habane iyo xaaskiisa, Captain Maxamed Yuusuf Cismaan, Cabdifataax Maxamuud Xirsi xaaskiisa iyo caruurtisa, C.qani Maxamuud Xirsi,Ismaaciil Maxamuud Cayuun, C.raxmaan Muuse Warsame Iyo caruurtiisa, Maxamed Cali Mataan xaaskiisa iyo caruurtisa , c.casiis Maxamed saleebaan waxay Hambalyo aan la soo koobin karin u dirayaan Axmed Maxamed Mataan iyo Caasha Maxamuud xirsi oo meherkoodu ka dhacay magaalada hargaysa maalintii khamiistii noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela aamiin aamiin