Deg-Deg: Wakhtiga La Qabanaayo Shir Weynaha Xisbiga Waddani Oo La Shaaciyey

0
145

Hargeysa (Waaheen) – Guddida fulinta ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa ay maanta shaaciyeen wakhtiga la qabanaayo shir weynaha xisbiga Waddani  oo ku beganaa maalinta Bari ah

Guddida ayaa go,aamisay falanqayn dheer kadib in shirkaasi dib loo dhigo muddo hal sanno ah oo ka bilaabmata 09.04.2018 isla markaana shirka golaha dhexe la qabto 09.04.2019