Dawlada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Warar Sheegay in Ruushku Saldhig Milatari ka samaysanayo Saaxil

0
121

Hargeysa (Waaheen):- Wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali  Shire ayaa waxaa uu ka hadley wararka sheegay in dawlada Ruushku Somaliland ka codsadey in saldhig ciidan laga siiyo magaalada Saylac

Wasiirka ayaa sheegay in uu warkaasi arkay balse wax ka jiraan aanu jirin , isla markaana aanu jirin xataa wax wada hadal ah oou socda Ruushka iyo Somaliland oo arintaas ku saabsan