Ganacsade lagu dilay Gudaha Magaalada Laascaanood

0
183

Laascaanood (Waaheen):- Waxa lagu soo Waramayaa in Gudaha Gagaalada Laascaanood ee Gobolka Sool goor dhaweyd lagul dilay Ganacsade Maxamed Cabdi Timir , ila hada lama garaanyo cida ka dameysay dilka ganacsadaha.

dilka loo gaystay marxuum Ganacsade Timir ayaanay ilaa hada ka hadal Ciidanka Booliiska iyo laamaha kale ee Amnigu.