Wasaarada Horu Marinta Beeraha Oo Warbixin Ka Soo Saartay Xadiga Biyaha Roobka Ee Helay Deegaano Ka Tirsan Dalka

0
198

Hargeysa(Waaheen):-Wasaarada horu marinta beeraha somaliland ayaa warbixin ka soo saartay deegaanadii kala duwanaa ee ay heleen roobabkii gugu.

war lagu baahiyey boga ay Facebook ku leedahay wasaarada horu marinta beeruhu ayaa lagu soo bandhigay xadiga roobka ah ee helay deegaano kala duwan oo dalka ka tirsan.

Halkan Ka Akhriso warbixinta wasaarada horu marinta Beeraha 

Image may contain: text