Baarlamaanka Itoobiya Oo Ansixiyey Raysal Wasaarahah Cusub Ee Dalkaasi Mr Abby Ahmed

0
474

Addis Ababa (Waaheen):- Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa waxaa ay saaka iskugu yimadeen fadhi ay ku ansixinayaan raysal wasaaraha cusub ee dalkaasi loo doortey Mr Abby Ahmed .

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and suit

 

Image may contain: one or more people and people standing

Baarlamaanka ayaa waxaa ay hada si rasmi ah u ansixiyeen In Mr Abby Ahmed uu noqdo raysal wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya isla markaana waxaa hada si rasmi ah loogu dhaariyey talada dalkaasi .

Sidoo kale Raysal wasaarihii hore ee dalka Itoobiya ayaa si rasmi ah xilkaasi ugu wareejiyey

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and suit

Image may contain: 1 person

Image may contain: one or more people, people standing and text

Image may contain: 1 person, standing