Waraabe Ilmo 6 jir ah ku Cunay Deegaanka Arabsiyo

0
204

Arabsiyo (Waaheen) Dhurwaa Dad-cun Ah Ayaa Weerar Kusooqaaday Goor Habeenimo Ah Qoys Degan Degaanka Waraabaley Oo Qiyaastii 5km Koonfur Kagabeegan Magaalada Arabsiyo Ee Gobolka Gabiley, Waxaanu Afka Kuqaatay Gabadh 6Jir Ah.

Sida La iixaqiijiyay Waraabahan Dad-qaadka Ahi Waxa Uu Markii Hore Weerar Ba’an Kusooqaaday Xoolaha Reerkani Ay Masiibadu Kudhacday Oo Ubadnaa Adhi Markii Lagacaydhiyay Xoolaha Waxa Uu Uwaydaartay Dheega Aqalka kadibna Halkaasi Ayuu Kala haaday Inanta Yar.

Qoyska Ayaa Markiiba Raacdo Doon Ugalay Waraabahani. Balse Nasiibdarro Qoyskani Waxa Ay Soo Heleen Kaliya Madaxa & Gacmihii Gabadhayar Ee Uu Kalabaxsaday Dhurwaagu.

Allah Samir Iyo iimaan Hakasiiyo Qoyskan Gabadhayar