Daawo: Siyaasi Barkhad Jaamac: Kufsi Sharci baa dalka ka dhacay

0
181

Hargeysa (Waaheen) – Xoghayaha Cadaalada ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Xirsi oo maanta warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa waxaa uu ka dayriyey xaalada Garsoorka ee Somaliland

Siyaasi Barkhad ayaa sheegay in Garsoorki dalku ee weecday isla markaana Somaliland ay ka dhacdey Kufi Sharci wax uu ku sheegay