Daawo:”DP World waxay naga Xidhay Lugaha, si aanaan u horumarin Dekedaha” Jabuuti

0
229

Hargey (Waaheen) Dawlada Jabuuti ayaa si faah faahsan u sharaxday Sababta ay uga Baxeen Heshiiskii Shirkada DP World, sidoo kalena ka Jawaabay Hadal uu dhawaan sheegay Faysal Cali waraabe Daawo

Dawlada Jabouti ayaa hore warsaxaafadeed ugu sheegtay inay ka baxday Heshiiskii Shirkada DP World oo ka shaqaysa Dekedaha, sidoo kale Shirkada ayaa hore uga jawaabtay Go’aanka ay Jabuuti ku joojisay heshiiska, Maamulka guud ee DP WORLD Sultan Axmed bin suleyman oo hadlay yaa sheegay “Jabuuti waxaanu ka dhigtay bashar laakiin waxaanu ku celin doonaa siday ahaan jireen”