Daawo: Ururka SOLJA Oo ka hadlay Wariyeyaal Wasaarada Warfaafinta laga Eryey

0
91

Hargeysa (Waaheen) – Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Si kulul uga Hadlay Wariyeyaal ay Wasaarada Warfaafintu Shaqada ka Caydhisay