Dhacdo Layaab leh: laba qof oo Caruurta Xadi jiray Oo Maxkamada Hargeisi Xukuntay

0
466

Hargeysa (Waaheen) – Maxkamada Racfaanka ee degamada Hargeysa ayaa waxaa ay xukun ku riday laba qof oo nin iyo gabadh ah kuwaas oo ay maxkamadu sheegtay in ay ku heshay dambi ah in ay ka ganacsadaan caruurta yar yar ee da’doodu ka yar tahay 15 sanno.

Labadan qof ayaa lagu kala magacaabaa Cabdiraxmaan Cabdilaahi Xassan iyo Khadra Cabdilaahi Maxamed, waxaana ay maxkamadu ku riday Xukun ah min laba sanno iyo badh

Halkan ka daawo Warbixin ay Idaacada BBCsomali ka diyaarisay amuurtaa