Boorama: Xildhibaan Sheegay inuu Maayarka Golaha Deegaanku Iibsaday Dhul dan guud ah.

0
215

Hareisa(Waaheen) – Xildhibaano ka Tirsan Golaha Deganka Borama Oo Mayarka Ku Eedeyey Iibka Dhulka Danta Guud ah iyo Khilaaf horleh soo soo kala dhex galay Xildhibaanada iyo Maayarka Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal