Wariye yaashii ruug Cadaaga ahaa Ee Tv Qaranka Oo Sida Fiinta uga qayliyey Ga’aankii Wasiirka Eedaymona Jeediyey

0
130

Hargeisa(Waaheen) Wariye yaashii ruug cadaaga ahaa ee Wasaarada Warfaafinta gaar ahaana Tvga qaranka Somaliland ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen Magaalada Hargeisa waxay si mugleh u dhaliileen Isku shaandhayn uu Wasiirka Wasaarad Warfaafinta Somaliland ku samayeyey Madaxqaybeedyada.