Daawo: Wajaale oo Meherado iyo Ganacsiyo la burburiyey

0
226

Hargeysa(Waaheen) Waxa maanta la dumiyey oo dhulka lala simay Meherado iyo dhismayaal xidhay wadooyin dhexmari jiray Magaalada Ganacsiga ee Wajaale.