Khilaaf ka dhex qarxay Wasaarada Warfaafinta: Wasiir iyo Maareeye Warbaahinta isaga Hanjabay

0
284

Hargeisa(Waaheen)Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa Jawaaab Adag ka bixiyey shalay ka soo Yeedhay Maareeyaha Tvga qaranka Khadar Maxamed Cakuule oo ka dhaga adaygay Digreeto Uu Wasiirku Xilka kaga qaaday