Gabiley: Mashruuca Biyo Xidheenka BIJI oo maanta La kala Saxeexday

0
145

Gabiley(Waaheem) Waxa maanta si rasmiya loo kala Saxeexday Heshiishka biyo xidheenka Biji Ee gobolka Gabiley Oo ay fulinayaan Hay’ada teed iyo Wasaarada Beeraha Jamhuuriyada Somaliland.