Daawo: Masuul Seer Somaliland ah Oo Aaminsanaa Mabda’a Somaliya oo Xamar ka dhex Calaacalay

0
240

Hargeisa(Waaheen) Masuulkan oo Mudo ku sugnaa Xamar ka mid ahaa Golaha Wasiirada ayaa sheegay inuu Xamar ka tagi doono uu u ku noqon doono Somaliland hadii ay Somaliya Daacad ka noqon waydo Wadahadalada labada Dal