Muwaadin diidan mamul xumada D Hose Casimad Hargeisa!

0
401

W/Q. Siyaad C’laahi Digaale

anigoo ah muwaadinad reer somalilnd waxaan rayigeeyga ka dhiibanayaa Bilicda Caasimada Somalilnd waxaan aad iyo aad uga xumahay oo noqotay keyn ay xooluhu daaqaan habeen dhaweyto anigoo maraya waddada waxaan ku soo baxay LO lamida fadhfadhida geelula maalinta ayuu xafadaha dhex daaqayaa sidii how’dka waana sidii uu sheegay Muse Ali Faruur oo ahad geeli oo furin shaah ku dhuuqaya. ( 2) tan labaad Ariga suuqa lagu soo daayey ee marka la jiraa ay oranayaan mataanay dhali jirtay way caano badneyd iyo dhowr luqadood bay garanaysay marka laysu yimaadana Taraafigu oranayo bixi adaa qaldanaa markaa waxaan ogaaday in Taraafigu la shaqeyo dadka xoolaha leh. waxaa kaloo taa ka sii daran Dameeraha dhamiya habeenkii oo bilaa ledhka ah Hadaba waxaan mayerka Caasimada talo ku siinayaa in xoolaha maraya magaalada ay u baahan yihiin maxaabiista ku jirta jeelasha dalka . iyo bukaan ada kala duwan ee dhaqtarada ku jira. Taana waxaan u leeyahay Hargeisa waa muraayadii laga dawanayey jamuuriyadda Somaliland.

Wa bilaahi towfiiq