----
21.7 C
New York
Wednesday, Julaay 18, 2018

Monthly Archives: Janaayo 2018

DJIBOUTI IYO SOMALILAND WAA UL IYO DIIRKEED

   HORDHAC:  Maqaalkani waxaa la faafiyay 10 sandood ka hor markii President Rayaale booqdey Djibouti  xidhiidhka labada dal oo hagaday ilaa sanadkii 2005. Madaxwene Rayaal wuxu...

Daawo: Madaxweyne Muuse Biixi oo Dalka ku soo laabtay

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=8FVo7idB2QY]

Ciidamada Somaliland Oo ku Ruqaansaday Xuduudka Puntland

Yoocada(Waaheen) Ciidamda Dowladda Somaliland ayaa 5:00am Subaxnimo u Ruqaansaday Dhinacaa iyo Xuduudda Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, iyaga oo ugu Horaynba Tuulada Tukaraq oo kastam u...

Awdal: Laba Wariye Oo Laba Sanno Oo Xadhig Ah lagu Xukumay

Borama (Waaheen):- Maxkamada gobalka Awdal ayaa waxaa ay saaka min laba sanno oo xadhig ah ay ku riday laba wariye oo ka hawl gala gobalkaasi...

DAAWO: Magaalada Hargeysa oo ay kusoo badanayaan meherada laga cuno cuntooyinka Waddaniga ah

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=Eg5l_z4KI98]

Waxaa baadhis iyo dabo gal u baahan liisamada iyo xaqul qalinkii 18-ka shirkadood ee...

Mudadii xukuumadii dhacday ee Kulmiye ay dalka hagaysay waxay liisamo siisay ilaa iyo 18 shirkadood oo kala ah kuwa shidaalka iyo macadanta baadha waxaana ay shirkadahaasi  dhul baaxad leh u qaybsadeed xidhmo...

Madaxweynaha Jabuuti Oo Si Heer Caalami Ah U Qaabiley Una Soo Dhaweeyey Madaxweynaha Somaliland

Jabuuti(Waaheen)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo si heer caalami ah, meeqaamkeeduna sareeyo loogu soo dhaweeyey dalka Jabuuti, markii...

Daawo: Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Oo Safar Ugu Baxay Maanta Dalka Jabuuti Oo...

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=ArZRElvMNvs]

Xildhibaanad Jarmal ah oo loo haysto nacayb Islaamka ka dhan ah

Siyaasiyad Jarmal ah ayaa wajahaysa baaritaan ay ku hayaan booliiska, ka dib markii ay jeedisay hadal kicin ah intii lagu gudo jiray soo dhawaynta...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS