Awdal: Laba Wariye Oo Laba Sanno Oo Xadhig Ah lagu Xukumay

Borama (Waaheen):- Maxkamada gobalka Awdal ayaa waxaa ay saaka min laba sanno oo xadhig ah ay ku riday laba wariye oo ka hawl gala gobalkaasi laguma magacaabo Rashiid Maxamed Cabdilaahi Xussen Dabshid Iyo Axmed Diiriye CIiltire

Labadan wariye oo dhawaan ciidamada amaanku ay xidheen ayaa baahiyey warar sheegaya in jabhad ka tirsam Qoomiyada OROMADA dalka Itoobiya lagu toobabaro

Warkan ayaa waxaa shabakada Ilaysnews.com u xaqiijiyey gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto isla markaana waxaa uu shabakada Ilaysnews u sheegay in xukunkaas ay ururka SOLJA racfaan ka qaadan doono

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Oo Maanta Safarkiisii Labaad Ugu Amba-baxay Dalka Itoobiya
Wasaradda Horumarinta Beeraha Oo Koox Kormeer Iyo Wacyigalin Beeralayda u Samayn Doonta U Dirtay Qaar Ka Mid Ah Goboalada Dalka
Daawo: Wasiiro Kormeer ku soo Maray Wajaale
Daawo: Dadka Na nool AIDs ka oo Faquuq ka Cabanaya
DJIBOUTI IYO SOMALILAND WAA UL IYO DIIRKEED
Daawo: Madaxweyne Muuse Biixi oo Dalka ku soo laabtay
© 2018 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.