----
16 C
New York
Tuesday, Siteenbar 25, 2018

Daily Archives: Janaayo 7, 2018

Awdal: Laba Wariye Oo Laba Sanno Oo Xadhig Ah lagu Xukumay

Borama (Waaheen):- Maxkamada gobalka Awdal ayaa waxaa ay saaka min laba sanno oo xadhig ah ay ku riday laba wariye oo ka hawl gala gobalkaasi...

DAAWO: Magaalada Hargeysa oo ay kusoo badanayaan meherada laga cuno cuntooyinka Waddaniga ah

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=Eg5l_z4KI98]

Waxaa baadhis iyo dabo gal u baahan liisamada iyo xaqul qalinkii 18-ka shirkadood ee...

Mudadii xukuumadii dhacday ee Kulmiye ay dalka hagaysay waxay liisamo siisay ilaa iyo 18 shirkadood oo kala ah kuwa shidaalka iyo macadanta baadha waxaana ay shirkadahaasi  dhul baaxad leh u qaybsadeed xidhmo...

Madaxweynaha Jabuuti Oo Si Heer Caalami Ah U Qaabiley Una Soo Dhaweeyey Madaxweynaha Somaliland

Jabuuti(Waaheen)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo si heer caalami ah, meeqaamkeeduna sareeyo loogu soo dhaweeyey dalka Jabuuti, markii...

Daawo: Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Oo Safar Ugu Baxay Maanta Dalka Jabuuti Oo...

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=ArZRElvMNvs]
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS