----
20.4 C
New York
Monday, Juun 25, 2018

Daily Archives: Janaayo 2, 2018

Xildhibaanad Jarmal ah oo loo haysto nacayb Islaamka ka dhan ah

Siyaasiyad Jarmal ah ayaa wajahaysa baaritaan ay ku hayaan booliiska, ka dib markii ay jeedisay hadal kicin ah intii lagu gudo jiray soo dhawaynta...

Ugaas lagu caleema saaray Gobolka Sool

Laascaanood (Waaheen) - Munaasibad lagu caleemasaarayey Ugaas Maxamuud Ugaas C/laahi Ciise ayaa lagu qabtay tuulada Buura-wadal oo 30Km. Dhinaca galbeed kaga quman magaalada Garoowe kana...

Dhalinyaro qurxin iyo dib u dayactir ka bilaabay goobaha Taariikhiga ee magaalada Beledweyne

Hiiraan(Waaheen)Dhalinyaro is xilqaatay ayaa maalmihii ugu danbeeyayba magaalada Beledweyne ka waday Olale nadaafadeed iyo Dib u Dayactir lagu sameynayo goobaha Taariikhiga ee magaalada . Faarax...

Qalab Casri ah oo badda Gunteeda ka soo saara burburka Maraakiibta oo lagu wareejiyay...

Muqdisho(Waaheen)Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa shalay kala wareegay qalab casri ah oo ka soo saaraya badda gunteeda Maraakiibta...

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo 21 Qof Oo Ka Shaqayn Doonna Mashruuca Tirinta Shaqaalaha...

Hargaysa (Waaheen) Hay'adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland ayaa muwaadiniin tiradoodu aad u badan tahay oo shaqo doon ah, Imtixaan ay ku kala saarayso ka...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS