----
1.3 C
New York
Tuesday, Diseenbar 18, 2018

Monthly Archives: Janaayo 2018

Daawo: Bisad loo xukumay $710 kun oo magdhow ah

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=F04GqZ7LnUI]

Shaqaale UNICEF ka Tirsan oo Muqdisho Lagu Dilay Iyo Cida Dishay

Moqdisho (Waaheen):- Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya  in nin ajanabi ah oo ka tirsan shaqaalaha hay’adda UNICEF lagu dilay xarun ay hay’addu ku...

Daawo: Khilaaf Cirka isku Shareeray oo ka dhex Taagan Golaha Deegaanka Burco

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=YxY99f-6_fw]

Wariyeyaal caan ka ah BBC-da oo ogolaaday mushaar dhimis

Wariyeyaasha caanka ah ee katirsan BBC-da qeybta af ingiriiska ee kala ah Huw Edwards, Nicky Campbell, John Humphrys, Jon Sopel, Nick Robinson iyo Jeremy...

Sucuudiga oo sii daayay qaar ka mid ah ragga ugu qanisan oo Mudo Xidhnaa

Dhowr ka mid ah ragga ugu qanisan uguna saameynta badan waddanka Sucuudi Carabiya ayaa la sii daayay kaddib markii ay isfagarad dhaqaale la gaareen...

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Oo Maanta Safarkiisii Labaad Ugu Amba-baxay Dalka Itoobiya

Hargeysa(Waaheen)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 16/01/2018 safar shaqo  oo qaadan doona...

Wasaradda Horumarinta Beeraha Oo Koox Kormeer Iyo Wacyigalin Beeralayda u Samayn Doonta U Dirtay...

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta beeraha Mudane Axmed Muumin Seed  ayaa koox ka socota wasaaradda u diray gobolada Awdal iyo Gabiley. Kooxdan oo ujeedada socdaalkooda isugu jirto...

Daawo: Wasiiro Kormeer ku soo Maray Wajaale

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=uowQLm5ZTrU]

Daawo: Dadka Na nool AIDs ka oo Faquuq ka Cabanaya

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=_LrsL20EXFA]
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS