----
21.7 C
New York
Wednesday, Julaay 18, 2018

Yearly Archives: 2018

Jaamacada Abaarsotech iyo University of Copenhagen Oo Bulshada u soo Bandhigay Barashada Cilmiga Architectural...

Jaamacada Abaarsotech iyo University of Copenhagen Oo Bulshada u soo Bandhigay Barashada Cilmiga Architectural iyo Urban Palaning  hadaba a faa'idayso Fursadan kooban

Guusha Shiidaal Baadhista Somaliland iyo Kaalinta Wasaaradda Tamarta & Macdanta

Wasaaradda Tamarta iyo Macdantu waxay ka fulisay  Lix Gobol (Hawd, Maroodijeex, Daadmadheedh, Togdheer, Saraar iyo Sanaag) mashruucii sahamin shiidaal (2D Seismic Survey) ee ugu...

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo Tukeraq Deeq ugu geeyey Ciidanka Qaranka

Tukeraq (Waaheen) - Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo bare sare ka ah Jaamacado Ku Yaala wadanka Maraykanka ayaa markii ugu horeysay gaadhay Jiida Hore...

“Caaglayaashii waanu ka Nadiifinay Shaqaalaha Dawlada” Sharmaarke Geele

Hargeysa(Waaheen): Guddoomiyaha Ayaa Si Faah-faahsan uga hadlay talaabooyinka u suurto galiyay in shaqaalaha tiro koob saxa laga helo[youtube https://www.youtube.com/watch?v=iTMZZJ_PbrM]

Maxkamada Rafcaanka oo Xayiraadii ka qaaday Wargeyska HAATUF

Wargeyska Haatuf ee ka soo bixi jiray Hargeysa, oo muddo ka badan afar sano xayirnaa, ayaa maxkamada rafcaanka ee gobolka Maroodi-jeex ee Hargeysa waxay...

Somaliland: Xukuumadda oo Lacag Cusub soo Daabacday

Hargeisa(Waaheen) Xukuumada Somaliland ayaa lacag Cusub Oo Somaliland Shilin ah soo Daabacday, Lacagtan oo Maanta Dalka Soo gaadhay ayaa laga soo Dejiyey Madaarka Caasimada...

Madaxweyne Farmaajo Oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka Jabuuti

Moqdisho (Waaheen):- Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdiga ka socday Jamhuuriyadda Jabuuti oo Muqdisho kaga qeyb galay xuska...

Beelaha Jeegaanta Waa Lagu Saxsanaa In Laga Hor Istaago Shirka Garxajis..Siyaasi Cismaan Cumar Dool

Waa Lagu Saxsanaa In Beelaha Jeegaanka Laga Hor Istaago Shirkii Gacan Libaax, Qodobada Shirkana Waxaan U Arkaa...Siyaasi Cismaan Cumar Dool.   [youtube https://www.youtube.com/watch?v=LYVeYl5howA]

Daawo: Qodobadii ka soo baxay Shirkii Beelaha Garxajis

Gacanlibaax (Waaheen) Daawo: Qodobadii ka soo baxay Shirkii Beelaha Garxajis[youtube https://www.youtube.com/watch?v=jAxZ87GXJtM]
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS