Monthly Archives: December 2017

Wariye Jimcaale Dayib oo Maalintii 5aad Sifo Sharci daro ah ugu Xidhan Maayarka Gabiley

Gabilay (Waaheen):- Wariye Jimcaale Dayib Aw-Cali oo ka Tirsan Bahda Warbaahinta Shabakada Haldoornews  ayaa Muddo shan Maalmood ah Sifo Sharci Darro ah ugu Xidhan Magaalada Gabiley. Wariyaha oo  Gabiley U… Read more »

Xarunta Xuquuqal Insaanka oo soo saartay warbixinteeda sanad laha ah ee xaaladda xuquuqal insaanka Somaliland  

Xarunta Xuquuqal Insaanka oo soo saartay warbixinteeda sanad laha ah ee xaaladda xuquuqal insaanka Somaliland Sanad kasta 9ka December, maalin ka hor Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqal Insaanka, waxa Xarunta… Read more »

Gud Ku xigeenkii Xisbiga Waddani Ee Gobalka Saaxil Oo La xidhay

Daawo: Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga ka Jaray library Loogu Magacdaray

 

Ciraaq oo ku dhawaaqday in la soo af jaray dagaalkii “Dawladda Islaamka”

Ra’iisulwasaaraha Ciraaq Xaydar Al-Cabadi ayaa shir ka socda magaalada Baqdaad ka sheegay in ciidammada Ciraaq ay si buuxda gacanta ugu dhigeen xadka Ciraaq iyo Suuriya. Goobihii u dambeeyay ee ku… Read more »

Lubnaan: Dalalka Carabta haka fekeraan cunaqabateyno ka dhan ah Mareykanka

Wasiirka arrimaha dibadda ee Lubnaan Gebran Bassil, ayaa sheegay in dowladdaha Carabta ay tahay inay ka fakaraan cunaqabateyno ka dhan ah Mareykanka si looga hortago inay u raraan safaaradda Israaa’iil… Read more »

Mujaahid Eid ali Ahmed oo khudbad qiimo leh ka jeediyey Cardiff

  Waa khudbad qiimo leh oo uu  Professor Eid Ali Salan ka jeediyay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay taas oo lagu taageerayo isbedelka siyaasadeed ee waddanka ka… Read more »

Xabsiga qasriga ah ee Amiirada Sucuudiga

Hoteelka Ritz Carlton ee magaalada Riyadh oo ahaa mid ka mid ah hoteelada ugu raaxada badan ee heerka boqortooyo ayaa waxa hadda loo badalay xabsi lagu hayo boqolaal shaqsiyaad isugu… Read more »

Dab xooggan oo ka kacay California

Kumannaan qof ayaa ka barakacay guryahooda ku yaal koonfurta gobolka California, ka dib markii uu halkaa ka kacay dab ay huriyeen dabaylo xooggan. Dabka ayaa ka kacay deegaanka Ventura ee… Read more »

© 2018 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.