Daily Archives: 5:17 pm

Madaxweyne Muuse Biixi oo Daah-furay Kulan Lagaga Tashanayo Qorsheyaasha Xukuumaddu Mustaqbalka ku Hawlgeli Doonto

Hargeysa(Waaheen)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Muuse Biixi Cabdi, ayaa xubnaha golaha wasiirrada u daah-furay kulan ballaadhan oo lagaga tashanayo qorsheyaasha ay xukuumaddu ku hawlgeli doonto mustaqbalka soo socda oo ay gundhig… Read more »

Khudbaddeenna Jimcaha ma Wanaajinnaa?

Waxa la jideeyey maalinta Jimce in la oogo salaad wadata khudbad ka horraysa. Akhrinta khudbaddu keliya ma aha sharfid la sharfay khudbadeeyaha ee waa masuuliyad la saaray. Waa la sheegi… Read more »

“MAXAA KA SUURTOOBAY AMA KA SUURTO-GELI KARA ODOROS MALE-AWAALKAYGII MUUSE BIIXI MADAXWEYNE AH” Cabdinaasir Axmed Abraham

” Odoraskaygani oo aan sameeyay laba bilood ka hor wuxuu farta ku fiiqayaa inta aan waddanka xogtiisa ka ogahay iyo inta aan M. Biixi ka daraaseeyay dhaqan ahaan, waxa aanan… Read more »

TALO BIXIN SHARCI KU SOCOTA WAZIIRADA CUSUB

Sida aynu wada ogsoonahay isla markaana la wada socono Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliland mudane Muuse Biixi Cabdi waxaa uu dhawaan soo dhisay dawladiisa ama golihiisa waziirada oo runtii tiro yar tayo… Read more »

Tallaabooyinka Isqiimaynta shaqsiyeed.     W/Q: Xamse Tudhaale

Maaddaama aynu ku jirno maalmihii ugu danbeeyey Sannadkan 2017-ka, waxa inagu waajib ah in aynu Illaahay (S.W.T) ugu mahadnaqno in uu fursad inoo siiyay nolosha, sidoo kalena  isqiimayn shaqsiyadeed samayno; si aynu… Read more »

© 2018 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.