----
0.2 C
New York
Wednesday, Diseenbar 12, 2018

Daily Archives: Diseenbar 6, 2017

Xabsiga qasriga ah ee Amiirada Sucuudiga

Hoteelka Ritz Carlton ee magaalada Riyadh oo ahaa mid ka mid ah hoteelada ugu raaxada badan ee heerka boqortooyo ayaa waxa hadda loo badalay...

Dab xooggan oo ka kacay California

Kumannaan qof ayaa ka barakacay guryahooda ku yaal koonfurta gobolka California, ka dib markii uu halkaa ka kacay dab ay huriyeen dabaylo xooggan. Dabka ayaa...

Dadkii Sacuudigu xidhxidhay oo cafis loo soo bandhigay

Inta badan dadkii uu Sacuudigu u xirxiray hawlgalkii musuqmaasuq la dagaalanka ayaa ogolaaday in ay afgarad sameeyaan si ay xukuumadduna u cafiso, sida uu...

Nin loo xidhay in uu qoyskiisa qasab uga kaxeeyay Australia

Nin lagu eedeeyay in uu xaaskiisa iyo dabadh uu dhalay ku qasbay in ay ka tagaan Australia oo ay aadan Hindiya ayaa lagu xiray...

Daawo Barnaamijka Xiisaha Badan ee Isir Raaca Afsoomaliga

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=hnE02h3UlGA]

Madaxda Carabta oo Trump uga digay inuu safaarada US u raro Qudus

Aqalka cad ee looga arrimiyo Mareykanka ayaa xaqiijiyay in madaxweyne Trump uu ka hadli doono Arbacada go'aankiisa ku aadan in safaarada Mareykanka ee Israil...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS