Daily Archives: 10:00 am

Lahaanshaha qudus Go’aan laga gaadhayo

Saraakiisha dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay u badantahay in madaxweyne Trump uu toddobaadka soo socdo ku dhawaaqi doono tallaabada xigta ee ku aadan in Mareykanka uu magaalada Qudus u… Read more »

“Saddex jeer ayaa addoon ahaan Liibiya la iigu kala iibsaday” Wiil Tahriibayey

Waxaa isa soo taraya wararka ka hadlaya dad nool oo seylad lagu kala iibsanayo dalka Liibiya, waxayna arrintan dusha sare soo marisay walwalkii laga qabay tahriibka sharci darada ah iyo… Read more »

Qaramada Midoobey oo lacago dhan balaayiin doolar u dalbatay arimaha bina’aadanimada sanada

Qaramada Midoobey ayaa codsatay lacag dhan $22.5bilyansi loogu bixiyo arrimaha bina’aadanimada sanada 2018. Codsigani caalamiga ah ayaa looga gol leeyahay in lagu helo lacago si loogu caawiyo 91 milyan oo… Read more »

Daawo: Shacabka Reer Hargeysa Oo Su,aalihii Ugu Adkaa Fagaare Ku Weydiiyey Taliyaha Ciidanka Dabdamiska

Daawo Muuqalka”Ciidamada Dawlada Ingiriiska Ka Jooga Dalka Somaliya Iyo Shaqooyinka Ay Ka Qabtaan Dalkaasi

Laba ganacsade oo somali walaalo ah oo lagu dilay dalka south afrika iyo warbixin ku saabsan dhacdadaas

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.