----
21.2 C
New York
Wednesday, Agoosto 15, 2018

Monthly Archives: Diseenbar 2017

Shiinaha oo laga digay nacnac ‘halis’ ah

Dhaqatiirta dalka Shiinaha ayaa ka digay nacnac loo sameeyay sida leerka oo kale, kaas la sheegay in uu dalkaas aad caan uga noqday. Wararka ayaa...

Facebook oo bilowday barnaamijka “iga yara aamus”

Ma dhibsataa in aad aragto sawirro iyo waxyaabo badan oo ay soo daabacaan dad kala duwan ama shirkado iyo asxaabtaada aad taqaano? Hadaba waxaad u...

Boqortooyada Sacuudiga Oo Lacag Madax Furasho Duldhigtay Ninka Ugu Taajirsan Boqortooyada

Dowladda Sacuudiga ayaa usoo jeedisay ninka ugu taajirsan dalkaasi amiir al-Waleed bin Talal (62-jir) oo xabsi hotelka ugu jira in uu isku furto lacag aad...

Siyaasi Siciid Sulub Oo Ku Baaqay In La Kala Dhex Galo Wasiiradii Hore Ee...

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=mBEbSbeRVBo]

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan La Yeeshay Shir Gudoonka Golayaasha Wakiilada Iyo Guurtida

Hargeysa (Waaheen):- Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley shirgudoonka labada golle ee guurtida iyo wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland. Kulankan oo ahaa...

” Xafiiska Hanti Dhawrka Qaranku Waa Xafiis Dayacan ..” Gudomiyaha Hanti Dhawarka

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=TiF2GCOzZTE]

Qaramada Midoobey oo baaq u dirtay dowladda federaalka Soomaaliya

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa madaxda Dowladda ku booriyay in ay dib u eegista soo socota ee IMF 2018 ay ka dhigaan mid...

Dalkii Labaad Oo Ku Dhawaaqay Inuu Safaaraddiisa Israel Urarayo Magaalada Qudus Ee Barakaysan

New York(Waahen)-Madaxweynaha dalka Guatemala Jimmy Morales ayaa amray in safaaradda dalkiisa uu ku leeyahay Israel loo raro magaalada ay isku haystaan Israel iyo Falastiin ee...

Bandhiga Buuggagta Hiiraan Book Fair oo sanadkii labaad lagu soo gabagabeeyay magaalada Beledweyne

Waxaa magaalada Beledweyne sanadkii labaad lagu soo gabagabeeyay Bandhigga Buuggaagta Hiiraan Book Feir kaa oo ay ka soo qeybgalleen Qoraayaal ka kala yimid gobollada...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS