----
20 C
New York
Wednesday, Julaay 18, 2018

Monthly Archives: Noofember 2017

OGAYSIIS MUHIIM AH: Daraasadda Doorka Qurbajoogga ee Maalgashiga Ganacsiga Dalka Jamhuuriyadda Somaliland + DIWAANGELIN

Qurbajoogga Somaliland waxa ay kaalin weyn ku leeyihiin kaabayaasha dhaqaalaha dalka jamhuuriyadda. Qurbajoogga jaalliyadaha wadamo kala duwan ayaa sannad walba dib ugu soo noqda...

Xuska Maalinta Saxaafadda Somaliland iyo Abaal-marinta Cawke Media Award

Hargeysa (Waaheen) – Waxa Khamiistii Doraad Magaalada Hargeysa lagu qabtay Xuska Maalinta Saxaafadda Somaliland oo Sannad kasta la qabto 9-ka bisha November. Xuskan oo uu...

Xisbiga Waddani Oo Dhoollatusyo Waaweyn Ku Gabagabeeyay Ololaha Doorashada Iyo Musharrax Cabdiraxmaan Cirro Oo...

Hargeysa(Waaheen) Boqolaal kun oo taageerayaasha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ah ayaa isugu soo baxay fagaareyaasha gobollada iyo degmooyinka Jamhuuriyadda Somaliland maalinta 7-aad ee...

Xisbiga KULMIYE oo Ololihiisa Doorashada ku Khatimay Astaanta Guusha Madaxtooyada

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo shacabka Hargeysa kala qaybgalay mahrajaan ay kala saaray axsaabta Hargeysa (Waaheen )-...

Laanta Afka Somaliga ee BBC-da oo Dood u qabatay saddexda Musharax ee u Tartamaya...

Hargeysa(Waaheen) Laanta Af-ka Somaliga ee BBC Somali ayaa Idaacaddii shanta galabnimo ee manta oo Khamiis ah taariikhduna ay tahay 9/11/2017 u  qabatay  musharaxiinta saddexda...

Madaxweynaha oo Safar ugu Baxay Dalka Itoobiya Galabta

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo safar shaqo ugu baxay galabta Dalka Itoobiya, iyadoo uu safarka madaxweynaha ka war bixiyey Wasiirka...

Codbixiyuhu Waa Siyaasiga Maqla Weedhaha Dhiifta Badan Iyo Weedhaha Dheefta Leh.

Hoggaamintu waa farshaxan-dhigaya waxa aynu doonayno in sida saxda ah ee ku haboon la innoogu qabto, mana’aha wax la taaban karo, balse, waa mid...

Codbixiyuhu Waa Siyaasiga Maqla Weedhaha Dhiifta Badan Iyo Weedhaha Dheefta Leh.

Hoggaamintu waa farshaxan-dhigaya waxa aynu doonayno in sida saxda ah ee ku haboon la innoogu qabto, mana’aha wax la taaban karo, balse, waa mid...

Nabadda iyo qarannimadu waa biri-ma-geydo! Soomaalilaan yaanay inala fududaan.

Xisbi, qabiil iyo gobol midna ina deeqi karin, waxa kaliya ee ina deeqaana waa Soomaalilaan. Waxa aynu nahay isku dan, waxaana aynu wada saaran...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS