Monthly Archives: November 2017

Tirinta Codadka Doorashada oo Socotay iyo Barihii Bulshada Oo la xidhay

Hargeysa(Waaheen):-Goobaha codbixinta doorashada madaxtooyada somaliland ayaa la xidhay fiidnimadii shalay si loo tiriyo Codadka ka soo baxay Guud ahaa Jamhuuriyada Somaliland. sidoo kale waxa guud ahaanba la xidhay oo hawada… Read more »

Madaxweynaha Somaliland Oo Si rasmiya u Codeeyey Doorashada Madaxtooyada

Hargeysa(Waaheen):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Saaka Codkiisa Ka Dhiibtay Xarunta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo marwadiisa koowaad marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde oo gudanaya waajibaadkooda… Read more »

Daawo: Magaalada Laas-caanood Oo Si Habsami leh Doorashaddu Uga Socoto

Daawo: Musharaxa Wadani Oo Hargeisa ka Codeeyey fariina Diray

Komishanka Doorashooyinka Oo Fariintii ugu Dambaysay ee Doorashada Diray

Daawo: Musharaxa Kulmiye oo Hargeisa ka Codeeyey Fariina diray

“Shacabka Badhan waxaan ugu baaqayaa inayna guryahooda ka soo bixin oo aanay u coday Musharaxiinta Somaliland” Wasiirka Amniga Puntland

Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyey Amarka Hakinta Baraha Bulshada ee Internetka Iyo Wakhtiguu Xidhnaan Doono

“Maalinta doorashada marka ay codayntu dhamaato waxa la xidhayaa Baraha Bulshada” Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka Komishanka doorashooyinka ayaa shaaciyey hakinta wakhti kooban oo la xidhi doono baraha bulshada ee Internetka. Komishanka… Read more »

AKHRISO Qormo Cajiib ah:.Yaa ku guuleysanaaya Doorashada Madaxtenimo ee Somaliland ?

Maqaalkan waxaan ku eegayaa ama ku falan-qeynaynaa xaaladda saadaasha doorashadda Somaliland : Iyaddoo ay soo geba-gabowday ololihii doorashadda ee ay bilihii la soo dhaafay ay ku-jireen Axsaabta siyaasadda ee Somaliland ,… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.