Wasaarada Warfaafinta oo Xayiraadii ka qaaday Tv-ga Kalsan

0
196

Hargeysa(Waaheen):-Xukuumada somaliland ayaa shaacisay in xayiraadii laga qaaday telefishanka Kalsan oo ka mid ah warbaahinta madaxa banaan ee ka hawl gasha somaliland oo ay hore u xayirtay.

warqad ka soo baxday xafiiska wasiirka warfaafinta iyo wacyi gelinta somaliland ayaa lagu shaaciyey in xukuumadu ay fasaxday shaqadii uu telefishankaasi ka qaban jiray somaliland