----
26.6 C
New York
Thursday, Julaay 19, 2018

Daily Archives: Noofember 15, 2017

Daawo: Somaliland Oo ka hadashay Doorashadii dalka ka dhacday 13 Nov 2017 fariina u...

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=OpYoD9jFC_0]

Daawo: Xisbiga Kulmiye Oo Ku Baaqay In La Sugo Natiijada Guddida Doorashada,Fariina U Diray...

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=MCOiyVN1eXA]

“Doorashooyinka Somaliland ka dhacay way ka Fiicanyiin Xataa Kuwa Reer Galbeedka Qaar..” Soomaaliya

Muqdisho(Waaheen):-Shirkii Wasiiradda Soomaaliya, ayaa boggaadiyay qaabkii ay u qabsoontay doorashooyinka Somaliland ee shalay loo dareeray. Islamarkaanna waxay sheegeen in ka fiican yihiin dhinac dimuquraadiyada...

Guddida Doorashada Oo Ka Jawaabay Cabasho Ay Gaadhsiiyeen Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani

Hargeysa(Waaheen):-Guddida doorashooyinka somaliland ayaa ka jawaabay cabasho uu muujiyey xisbiga mucaaridka ah ee Waddani. GudoomiyeGudoomiyaha guddida doorashooyinka Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa sheegay inay ka hawl...

Guddida Doorashada Oo Ku Hanjabtay Inay Talaabo Ka Qaadayaan Cidii Warar Been Abuur Ah...

Hargeysa(Waaheen):-Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa soo bandhigay talaabo ay ka qaadayaan dadka bilaaba xaflado dabal dagyo ah  iyada oo aanay soo bixin natiijada rasmiga ah...

Guddida Doorashada Oo Maanta Bilawday Tirinta Codadka Hargeysa, Bulshada Uga Digay Natiijooyinka Been Abuurka...

Hargeysa(Waaheen):-Guddida doorashooyinka somaliland ayaa ka hadlay halka ay marinayaan tirinta codadkii laga dhiibtay doorashadii madaxtooyada somaliland ee isniintii ka dhacday dalka. Gudoomiyaha guddida doorashooyinka qaranka...

Muuse Iyo Cirro Oo Iskugu Soo Hadhay Tirinta Codadk Iyo Safiirada Beesha Caalamka Oo...

Hargeysa(Waaheen):-Labada murashax madaxweyne ee xisbiyada KULMIYE iyo Waddani Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaa u muuqda inay ku loolamayaan tirinta codadka ay...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS