Daily Archives: 7:22 pm

Xuska Maalinta Saxaafadda Somaliland iyo Abaal-marinta Cawke Media Award

Hargeysa (Waaheen) – Waxa Khamiistii Doraad Magaalada Hargeysa lagu qabtay Xuska Maalinta Saxaafadda Somaliland oo Sannad kasta la qabto 9-ka bisha November. Xuskan oo uu ku lamaanaa Abaal-marinta Cawke Media… Read more »

Xisbiga Waddani Oo Dhoollatusyo Waaweyn Ku Gabagabeeyay Ololaha Doorashada Iyo Musharrax Cabdiraxmaan Cirro Oo Muuse Iyo Faysal Kula Taliyay In Ay Tanaasulaan

Hargeysa(Waaheen) Boqolaal kun oo taageerayaasha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ah ayaa isugu soo baxay fagaareyaasha gobollada iyo degmooyinka Jamhuuriyadda Somaliland maalinta 7-aad ee xisbiga Waddani ahna maalintii u dambeysay… Read more »

Xisbiga KULMIYE oo Ololihiisa Doorashada ku Khatimay Astaanta Guusha Madaxtooyada

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo shacabka Hargeysa kala qaybgalay mahrajaan ay kala saaray axsaabta Hargeysa (Waaheen )- Xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.