Daily Archives: 3:59 pm

Laanta Afka Somaliga ee BBC-da oo Dood u qabatay saddexda Musharax ee u Tartamaya Madaxtinimadda Somaliland ee 2017-ka

Hargeysa(Waaheen) Laanta Af-ka Somaliga ee BBC Somali ayaa Idaacaddii shanta galabnimo ee manta oo Khamiis ah taariikhduna ay tahay 9/11/2017 u  qabatay  musharaxiinta saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland Muuse Biixi… Read more »

Madaxweynaha oo Safar ugu Baxay Dalka Itoobiya Galabta

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo safar shaqo ugu baxay galabta Dalka Itoobiya, iyadoo uu safarka madaxweynaha ka war bixiyey Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland , Dr Sacad… Read more »

Codbixiyuhu Waa Siyaasiga Maqla Weedhaha Dhiifta Badan Iyo Weedhaha Dheefta Leh.

Hoggaamintu waa farshaxan-dhigaya waxa aynu doonayno in sida saxda ah ee ku haboon la innoogu qabto, mana’aha wax la taaban karo, balse, waa mid wax laga barrankaro, sidaa awgeed ayeynu… Read more »

Codbixiyuhu Waa Siyaasiga Maqla Weedhaha Dhiifta Badan Iyo Weedhaha Dheefta Leh.

Hoggaamintu waa farshaxan-dhigaya waxa aynu doonayno in sida saxda ah ee ku haboon la innoogu qabto, mana’aha wax la taaban karo, balse, waa mid wax laga barrankaro, sidaa awgeed ayeynu… Read more »

Nabadda iyo qarannimadu waa biri-ma-geydo! Soomaalilaan yaanay inala fududaan.

Xisbi, qabiil iyo gobol midna ina deeqi karin, waxa kaliya ee ina deeqaana waa Soomaalilaan. Waxa aynu nahay isku dan, waxaana aynu wada saaran nahay doonni kaliya. Waxa aynu wadaagno… Read more »

“ Waannu Guulaysanaynaa, Waxaanu Aragnaa Saadaasha Dabaysha, Ragga Aan Garanayn Ee Leh Dagaal Ayaa Dalka Ka Dhacaya, Dagaal Dalkan Ka Dhici Maayo Dawlad Adag Ayaa Ka Talisa, Anagaa Ammaniga Ka Masuul Ah.” Wasiirka Madaxtooyada JSL.

Hargeysa (Waaheen) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md, Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in Xukuumad ahaan ay gacan adag ku hayaan ammaanka dalka, isla markaanay aanay suuro ah ahayn in dalka… Read more »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa beerta xoriyada kala qayb-galay taageerayaasha Xisbul xaakimka Kulmiye oo maalintii u danbaysay Ololaha doorashada Madaxtooyada ku soo bandhigay

Hargeysa(Waaheen )Madaxweynaha oo khudbad taariikhi ah u jeediyey shacbigii isugu soo baxay beerta xoriyada ayaa yidhi “Dhammaan Taageerayaasha faraha badan, ee Xisbiga KULMIYE, ee isugu soo-baxay, Fagaaraha Beerta Xorriyada Hargeysa,  … Read more »

Shirka Sannad-laha Ah Ee SOLJA Oo Ka Furmay Hargeysa & Xuska Saxaafadda Somaliland Oo Maanta Ku Beegan

Hargeysa, 9 Noofambar, 2017(Waaheen) – Waxa Shalay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa ka furmay SHIRKA SANNAD-LAHA AH EE ARRIMAHA SAXAAFADDA SOMALILAND IYO XUSKA MAALINTA SAXAAFADDA ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee… Read more »

Musharraxa KULMIYE Iyo Cabdicasiis Samaale Oo Dardaaran U Jeediyey Muraaqibiinta Xisbiga Ee Cod-bixinta Doorashada Oo Shalay La Tababbaray

Hargeysa, 9 Noofambar, 2017-(Waaheen) – Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbul-xaakimka KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa dardaaran u jeediyey Muraaqibiinta Xisbiga goob-joogga uga ahaanaya Goobaha ay ka dhacayso Cod-bixinta Doorashada Madaxtooyada, oo… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.