Daily Archives: 5:40 pm

Bulshada Ceerigaabo Oo Dhoolatus Taageero Ku Qaabilay Musharrax Cabdiraxmaan Cirro Iyo Ballamaha Uu U Qaaday

Ceerigaabo(Waaheen) Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ahna musharraxa Madaxweyne Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ololaha doorashada kala qayb qaatay taageerayaashiisa gobolka Sanaag. Musharrax Cabdiraxmaan Cirro olole hadh iyo… Read more »

Gefafka Afsoomaaliga qoriddiisa ka dhasha (shirka SOLJA ee sanadgurada)

Horumarinta Afsoomaaligu waa kobcinta fikirkeenna. Gefafku, haddii aan la sixin, waa madmadaw ku dhasha hadalkeenna  iyo qoraalkeenna ba. Waxa loo baahan yahay tifatirehaga (editor’s mamual). Halkan waxa ku lifaaqan, sida aan u… Read more »

DIB LOOGU CELIYO DADKII ISKA LAHAA 62-ka KAADHADHKA COD-BIXINTA EE BOOLISKU AY QABTEEN SI AY U CODEEYAAN”.

KU: KOMISHANKA DOORASHOOYINKA QARANKA JSL KU: TALISKA BOOLISKA JSL OG: SAXAAFADDA MADAXA BANAAN EE JSL UJEEDDO:- BAAQ HIIL-SHARCI oo ah “IN DIB LOOGU CELIYO DADKII ISKA LAHAA 62-ka KAADHADHKA COD-BIXINTA… Read more »

Madaxweynaha Somaliland Oo Habeenkii Xalay Casuumad Sharafeed Ku Maamuusay Haldoorka Qurbajooga Xisbiga KULMIYE Ee Wakhtigan Dalka Ku Sugan.

“Martiqaadkan Waxaan Kaga Wakiil Ahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ii Wakiishay In Aan Hawl-wadeenada Iyo Haldoorka Qurba-jooga Xisbiga KULMIYE Marti-Qaado” Wasiirka Madaxtooyada JSL Hargeysa (Waaheen ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md…. Read more »

Hantida qaranka waxa isku filnaysiin doona aniga iyo qoyskayga! (Ballan-qaadkii musharraxa)

Mudnaanta koowaad waxa aan siin doonaa boobka, dhaca, tuugnimada, musuqmaasuqa iyo urursiga hantida qaranka, waxa aan dhisi doonaa dowlad saacadaha ugu badan ku bixisa xatooyada hantida qaranka insha allaah, waxaana… Read more »

Madaxweyne Siilaanyo oo wasiir cusub u magacaabay wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

Xafiiska Af-hayeenka Iyo Warbaahinta Madaxtooyada JSL  Taariikh: 26/10/2017 WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-5219/112017 uu Aqbalaad Is-casilaad kaga aqbalay Wasiirkii Hore ee… Read more »

Daawo : “Labadan Xisbi Ee Ila Tartamaya Waa KULMIYE Oo Kala Xanaaqay Oo Doonayaa In Ay Kursiga Kala Boobaan, Maaha Xisbiyo Mustaqbal Wada, Ee Reer Laascaanoodow Kala Doorta Wasiir La Soo Magacaabo Iyo Madaxweyne Wax Magacaaba ..,” Murashaxa Madaxweyne …

“ Waxaannu Nahay Xisbi Waayo Arag Ah Oo Garanaya Wixii Ay Qabteen, Waxa Ka Baaqday Iyo  Waxa Toosinta U Baahana, Sidaa Darteen Danta Ummadda Iyo Dalku Waxa Ay Ku Jirtaa KULMIYE.” Wasiir Maxamuud Xaashi.

Baligubadle (Waaheen) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md, Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay danta Ummadda iyo qaranka Somaliland ay maanta ku jirto in la doorto xisbiga KULMIYE, isaga oo arrintaasi u… Read more »

KULMIYE Oo Hargeysa Tababbar Uga Furay Tababbareyaasha Muraaqibiinta Xisbiga Ee Gobollada Iyo Degmooyinka Dalka “Waxaynu doonaynaa inaynu Lixdaa Maalmood ee inoo hadhay ku dhalino guusha wixii aynu intaas oo sannadood soo wadnay..”Cabdicasiis Samaale

Hargeysa (Waaheen) – Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE, ayaa Shalay Magaalada Hargeysa Tababbar uga furay Aqoonyahan Tababbari doona Muraaqibiinta Xisbigaasi goob-joogga uga ahaan doona Goobaha Dadweynuhu Codkooda ka dhiiban doonaan…. Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.