Somaliland oo Doorashada darteed fasaxday Dugsiyadda iyo Jaamacaddaha Dalka

Hargeysa(Waaheen) Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Axmed Abokor oo warbaahinta la hadlay ayaa ku dhawaaqay in Xukuumadda Somaliland maanta fasaxday Ardayda iyo Dugsiyadda waxbarashada Doorashada darteed.

Agaasimaha guud waxa uu sheegay Dugsiyadda dalka loo fasaxay codsi uga yimi Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo ka dhigan doono goobo cod-bixineed, isla markaana Agabka dugsiyadda yaala ay isticmaali doonaan.

Agaasime Axmed waxa uu sheegay laga bilaabo 7 bisha Nov illaa iyo 15 bisha November oo ah toddobaad inay Ardaydu maqnaan doonto, marka ay Doorashadu dhamaatana dib usoo noqon doonaan.

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

Suldaanka Guud ee Beelaha ARAB oo Hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay
Hambalyada Dunida ee Madaxweynaha Cusub ee Somaliland iyo Warbixinnaha Warbaahinta Caalamka ee Natiijadii Doorashada
Daawo: Boqorada Iyo Salaadiinta Gabiley Oo U Hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Loo Doortay
Daaowo: Gudigii Ololaha Gobolka Gabiley Ee Kulmiye Oo Hambalyo u Diray M. Muuse Biixi
Daawo: Hadalkii u Horeeyey Ee Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi
Madaxweyne Siilaanyo Oo Hambalyo u diray Madaxweyanah Cusub ee la doortay
© 2023 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.