Daily Archives: 6:02 pm

Taliyaha Ciidan Badda Somaliland oo ka hadlay Doonyo Kalluumaysi Sharci daro ah lagu qabtay iyo kuwo laga  shakiyey oo Berbera lagu xanibay

Natiijada howl-galo  Ciidanka Ilaalada Xeebuhu ka fuliyeen Badda iyo doorka ay ka qaadanayaan Ilaalinta nabad-gelyada dalka wakhtiga Doorashada… Hargeysa(Waaheen)-Taliyaha Ciidanka Ilaallada Xeebaha Somaliland Sareeye guuto Cabdi Xirsi Ducaale oo maanta… Read more »

TACSI GUDDOOMIYE: XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE KULMIYE  05 November 2017

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Guddoomiyaha Xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi waxa uu tacsi tiiraanyo leh u… Read more »

Wasiir Iska Casiley Maanta Xukuumadda Kulmiye

Hargeysa (Waaheen) -Warar iyo xogo rasmi ah oo laga helay ilo  kala duwan, ayaa tibaaxay in Madaxtooyada Somaliland codsi u dirtay ay kaga dalbanayso Wasiirkii hore ee wasaarada arrimaha bulshada… Read more »

Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha Oo Meesha Ka Saaray In La Lunsday Lacagtii Qaadhaanka Ahayd, Soona Bandhigay Xadiga Lacagta Ay Qabteen, Wixii Kharasha Baxay, Inta Ay Hayaan

Hargeysa (Waaheen ) Xubnaha guddida ka soo kabashada Abaaraha JSL ayaa maanta 05.11.2017, shir balaadhan ooa y ku qabteen xarunta Madaxtooyada kaga war bixiyey qaadhaankii ay gudidaasi ururisay. Guddida aya… Read more »

Saddexdii Madaxweyne ku-xigeen ee Somaliland soo maray oo xisbiyadda ugu baaqay Tartan bilaa Turxaan ah inay sameeyaan

Warsaxaafadeed: Si Wada Jir ah u Wada Saareen 3-dii Madaxweyne-ku-xigeen ee Hore Jamhuuriyadda Somaliland u Soo Maray “Bismillahi, Al-raxmaani Al-raxiim: Annagoo ah Madaxweyne-ku-xigeennadii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aannu waqtigan… Read more »

Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Soo Dhawayntii Ugu Balaadhanayd Abid Loogu Sameeyay Magaalada Laascaanood .

Hargeysa(Waaheen) Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Egn Faysal Cali Waraabe iyo Wafti Miisaan leh oo uu ka mid yahay Murashaxa Madaxweyne Ee Ku Xigeen Ee UCID Pro Axmed Cabdi Muuse Abyan… Read more »

Musharaxa Kulmiye oo Hambalyo u diray ciidanka Booliiska Somaliland

Hargeysa(Waaheen) Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca hay’adaha xisbiga ee kala duwan… Read more »

Hay’adda bisha cas ee Imaaraat-ka oo Somaliland ku caawisay qalab cusub oo Kelyaha Sifaynaya

Kuwii hore waxa la gayn doonaa goboladda, kuwa cusub-na waxa lagu rakibayaa cisbitaalka Guud ee Hargeysa Hargeysa(Waaheen) Hay’adda Bisha cas ee Imaaraat-ka ayaa maanta Cisbitaalka Guud ee Hargeysa ku wareejisay… Read more »

Magaalada maka waxay diiday in dawladii islaamku ku shaqayso waa laga guuray madiina ayaa soo dhawaysay sababta ogoow

Waxaan iftiiminayaa in aynu ku baraarugno waxa illaahay ina siiyay ee ah iftiinka iyo cilmiga islaamka.macnaha diinteena iyo taariikhdeeda iyo sunadii nabigeena caleeyhi salaatu wa salaam in aan dhuuxno oo… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.