Daawo: Xisbiga Waddani oo Maalintii 4aad Olole balaadhan ku soo bandhigay Burco

0
152

Burco (Waaheen) Magalada Burco ayaa Waxaa iskugu soo Baxay Tageerayasha xisbiga mucaradka ah ee wadani maalintii afraad ee ololaha jadwalka maalinlaha ah ee loo asteeyey.

Waxana kala qayb galay Musharaxa xisbiga mucaradka ah ee wadani mudane cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi ciro iyo wafti tiro badan oo ku wehelinayey.

Tageerayasha xisbiga wadani ee gobolka togdheer ayaa iyagu ahaa tiro aad u badan oo iskugu soo xadiray fagaraha siyasada iyo isku soo baxyada ee gobolka togdheer ee khayriyada magalada bruco.