----
0.2 C
New York
Wednesday, Diseenbar 12, 2018

Monthly Archives: Aktoober 2017

Boqorada Ingiriiska oo Diiday Safiirkii Soomaaliya u magacawday UK

London (Waaheen) -  Safirikii Somalia u fadhiyey magaalo dalka Ingiriiska C/raxmaan Yuusuf Caynta ayaa iska casilay xilkii uu dalkaasi u hayey ee safiirnimo. Warbaahinta ayaa...

Ururka SOLJA Iyo Masuuliyiinta Goob-Joogayaasha Caalamiga Ah Oo Kulan Yeeshay

Hargeysa (Waaheen) Ururka suxufiyiinta Somaliland ayaa shalay xarunta ururka kula kulmay madaxda hormoodka u ah Goob-joogayaasha Caalamiga ah, kuwaas oo u kuurgalayey qaabka ay...

“Waxaan Ogahay In Muuse Biixi Wadanka Meel Ka Sii Fiican Halkuu Siilaanyo Gaadhsiiyey Uu...

Wasiirka Qorshaynta Somaliland Qabyo-tire Hargeysa (Waaheen)- Wasiirka wasaaradda Qorshaynta Somaliland Maxamed Ibraahim Aadan (Qabyo-tire) ayaa sheegay in Muuse Biixi yahay masuulka horumarka madaxweyne Siilaanyo dalka...

Ciidamada Somaliya ee Afgooye oo iska difaacay weerar Al-shabaab Ku qaaday

Afgooye (Waaheen) -Dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada dawladdu ay ku lahaayeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose. Goobjoogayaal ayaa...

Dhamaadka Wareegii Koowaad ee ololaha Doorashada iyo Komishanka oo Sharciyo Cusub soo saaray

Hargeysa (Waaheen) -Wareegii koowaad ee ololaha doorashada ayaa soo gabo gaboobay maalintii Isniintii, iyada oo sadexda xisbi ee doorashada Madaxtooyada Somaliland ku tartamayaa mid...

Mac’hadka shaqaalaha dawladda (CSI)oo ay ku qalin jabinayeen 145 arday oo ka mida shaqaalaha dawlada

Hargeysa (Waaheen )  Wasiirka Wasaarada  Madaxtooyadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, iyo guddoomiyaha Maxkamada sare ee Somalililand Md. Aadan Xaaji Cali ayaa maanta ka qayb...

Maxamed Biixi Yoonis Oo Khudbad Uu U Jeediyey Jamaahiirta Xisbiga Waddani Ee Burco Ku...

“Wuxuu Maanta Ku Tashaday Musharixii Kulmiye Inuu Madaxweynihii Meelkasta Geeyo Oo Uu Yidhaahdo Igu Balami, Waar Miyaa La Inagu Balaminayaa Cid? Xorbaynu Nahay, Farteena...

Muniir Axmed Cigaal Oo Isku Soo Baxa Taageerayaasha Waddani Ku Tilmaamay Kacdoon Shacbigu Ku...

Fagaaraha Hargeysa Waxa Ka Socda, Ceerigaabo Ka Socda, Saaxil Waxa Ka Socota, Boorama Ka Socdaa Waa Isku Soo Bax Kacdoon Shacbi, Walaalayaal Waxaan Idin...

Musharax Ciro Oo Boqolaal Kun Oo Taageerayaashiisa Caasimada Ah U Sheegay In Sicir-Bararka Dhaqaale-yahanada...

“Walaalayaal Maanta Ma’ahayn In Kulmiye Cod Idiin Soo Doonto, Waxay Ahayd Inuu Wajiga Maro Ku Duubto Oo Uu Khajilaad La Dhuunto Laakiin Waxay Ogyihiin...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS