Monthly Archives: October 2017

Madaxweyne Siilaanyo oo xilkii ka qaaday guddoomiyihii Gobolka Maroodi-jeex, masuul cusub na u magacaabay

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo xilkii ka qaaday Mustafe Shiine Badhasaabkii gobolka Maroodi-jeex, una magacaabay Boos Mire Maxamed oo ahaan jiray Wasiirudawlihii Maaliyadda. WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed… Read more »

Jamaahiirta Isbadal Doonka Waddani Oo Dhoolatus Balaadhan Ka Sameeyay Gobolada Somaliland Iyo Musharrax Cabdiraxmaan Cirro Ballanqaadyo U Sameeyay Reer Awdal

Boorama/Hargeysa, (Waaheen) – Taageerayaasha Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa isu soo baxyo balaadhan ka sameeyay gobollada iyo degmooyinka Jamhuuriyadda Somaliland. jamaahiirta ku labisan calanka liimiga ah ee xisbiga iyo… Read more »

Waa Kuma Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe Shiine ) Badhasaabkii Hore Maroodi Jeex

Waxa Maqaalkan Kooban Aan Qalinka Ugu Qaatay In Aan Xuso Shaqsiyan Cida Uu Yahay Mustafe Shiine Badhasaabka Hore Maroodi Jeex Iyo In Ay Dhalinyarada Imika Siyaasada Gelaysaa Ay Ku Daydaan… Read more »

Maxaa lagu xasuusan doonaa Xukuumada kulmiye Legacy

Saddex arimood ayaan ku soo kobayaa Sooyaalka Kulmiye ama (Legacy)ga 1- Boob xad dhaaf ah waa ta loogu bixiyey Murdiso 2- Musuq maasuq ( Corruption).international agency yadu inooguyedhaan Corrupt land… Read more »

Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada JSL, Md. Maxamed Muuse Abees Oo Beeniyey Warar Laga Baahiyey Oo Sheegaya Inuu Iska casilay Xilkii Uu Qaranka U Hayey.

Hargeysa(Waaheen)wasiiru-dawlaha oo arrintaasi beeniyey ayaa yidhi”waxa aan shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland iyo Taageerayaashayda u sheegayaa in aanan haba-yaraatee aanay jirin meel aan ku shaaciyey in aan iska casilsay xilkii aan qaranka… Read more »

Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo si rasmi ah u magacaabay Toddobada xubnood ee maamuli doona  Hab-dhaqanka Xeerka Anshaxa Saxaafadda

Hargeysa(Waaheen) Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay toddoba xubnood oo Saxaafadda ku maamuli doona Xeerka Anshaxa Saxaafadda ee Doorashada 2017-ka. Guddoomiyaha guddida Doorashada Somaliland C/qaadir… Read more »

Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Oo Maanta Bilaabay Ololihii Ugu Adkaa Ee Doorashada Socdaalnay Ku Maray Gobolada  Marooxdi-jeex Iyo Gabiley

Hargeysa(Waaheen) Wefti balaadhan oo uu hogaaminyo Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi (Obama) oo ay qeyb ka ahaayeen  Xildhibaan Cabdirakiim Aw Cali Shabeel oo ka tirsan golaha Wakiilada Somaliland islamarkaana  kamida Xisbul… Read more »

Madaxweyne Siilaanyo oo magacaabay Maareeyaha Hay’adda Maalgashiga iyo Wakiilka Somaliland ee Ireland

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa magacaabay laba xil oo kala ah Maareeyaha Hay’adda Maalgashiga iyo Wakiilka Somaliland ee Ireland. WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed… Read more »

Murrashax Muuse Biixi oo Weedho Kulul ku Ganay Dhiggiisa WADDANI, Bulshadana u soo Bandhigay Xidhiidhka uu Leeyahay Xamar

Burco (Waaheen )- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa jawaab adag hadallo milgaha ka baxsan oo hoggaanka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI dhawaan kasoo… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.