Monthly Archives: October 2017

“Muuse Wuxuu Ahaa Wasiirkii Daakhiliga Ee Madaxweyne Cigaal, Wuxuu Ahaa Raggii Colaadihii Gobolkan Yaalay Dhameeyey.” Wasiir Maxamuud Xaashi.

Boorama (Waaheen ) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md, Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in Murrashaxa xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi uu dalka Somaliland ku leeyahay taariikh dahabi ah, isla markaana… Read more »

Taageerayaasha KULMIYE ee Somaliland oo Isu-soo-baxyo Taariikhi ah ka Dhigay Gobollada iyo Degmooyinka Dalka

Bandhiggii Boorama ee Murrashax Muuse Biixi goob-joogga u ahaa + taageerada cuslayd ee Balligubadle + Mowjadihii isu-soo-baxyada reer Gabiley  Boorama (Waaheen)- Taageerayaasha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa maanta isu-soo-baxyo… Read more »

Ex. Wasiir  Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo Sharraxay Kartida iyo Awoodda Hoggaamineed ee Murrashax Muuse Biixi

Boorama (Waaheen )- Wasiirkii hore ee xukuumaddii UDUB ee Madaxweyne Daahir Rayaale u qaabilsanaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale, ayaa markii ugu horraysay si farshaxannimo leh u sharraxay… Read more »

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo ka Digay in Ololaha Doorashada laga Dhigo Rabshado iyo Isku Dhacyo

Boorama (Waaheen )- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka digay in ololaha axsaabta siyaasadda ee loogu diyaargaroobayo doorashada madaxtinimada u qorshaysan 13-ka bisha… Read more »

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Si Diiran loogu soodhaweeyey Deegaamo Badan Oo Hoosta Gobolka

Bali-gubadle(Waaheen)Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbigaasi Eng faysal Cali Waraabe iyo Wafti Balaadhan oo Uu Hogaaminayo ayaa Maanta safar dheer ku soo marey Deegaamo badan oo hoostaga Gobolka… Read more »

Jamaahiirta Isbadal Doonka Waddani Oo Dhoolatus Balaadhan Ka Sameeyay Gobolada Somaliland Iyo Musharrax Cabdiraxmaan Cirro Ballanqaadyo U Sameeyay Reer Awdal

Boorama/Hargeysa, (Waaheen) – Taageerayaasha Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa isu soo baxyo balaadhan ka sameeyay gobollada iyo degmooyinka Jamhuuriyadda Somaliland. jamaahiirta ku labisan calanka liimiga ah ee xisbiga iyo… Read more »

Daawo: Taageerayaaha Xisbiga Wadani ee Demada Sabo Wanaag

Saldhigga Booliska Ee New Hargeysa: Nolosha Liidata Ee Aan Ku Soo Arkay!

Saldhigga New Hargeysa waxa uu ka kooban yahay lix qol oo raggu galaan iyo qol ay dumarku galaan. Waa xarunta ugu faya-dhawrka liidata Somaliland. Ciqaabta ka dhalata xorriyad-ka-qaadista waxa toban… Read more »

Taageerayaasha Xisbiga WADDANI Oo Magaalada Burco Ku Soo Bandhigay Wacdaro Dhul-gariir Ah Oo U Quus-gooyay Xisbiyadda Kale

Burco (Waaheen)-Kumanaan taageerayaasha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ah ayaa dhoolatusyo ballaadhan ka sameeyay guud ahaan gobollada iyo degmooyinka Somaliland maalintii labaad ee xisbigoodu u lahaa ololaha doorashada madaxtooyada. Taageerayaasha… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.