----
0.2 C
New York
Wednesday, Diseenbar 12, 2018

Monthly Archives: Aktoober 2017

Yurub geenyo haddii la Cafiyey, kuwa sharci darada ku yimi maxaa wax looga qaban...

Kooxo Cadawga Somaliland ah oo Dhuumasho dalka ku yimi iyo xukuumadda oo aan waxba ka qaban Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Cafis...

Tirada Dhimashada Dadkii Lagu Laayay Dalka Maraykanka oo Maraysa Lixdan Ku Dhawaad

Booliiska Maraykanka ayaa shaaciyay magaca qofka lagu tuhunsanyahay in uu dadka badan ku laayay magaalada Las Vegas ee dalkaas. Nin magaciisa lagu sheegay Stephen Paddock...

Komishanka: Ha Is Dilina, Somaliland-na Ha Isku Dilina Faaqidaadda Muuse Jaambiir

13 novembar 2017 waa maalin tirsiimadda inaga xigtaa yar tahay. Maalintan waxa Somaliland ka dhacaya doorasho madaxtooyo oo ay hogaaminta dalka ugu beretamayaan saddex...

Aragtida laga Qabo Suxufiga “Fadlan Iga Raali Ahow):- Qalinkii Mohamed Faarax Bille (Shiine),

Qoraalkaygan aan idin soo gudbin doono waxaan isku dul-taagi doona sannadkan la joogo aaminadda laga qabo weriyaha ama suxufiga (Report) hadba sida ay u...

Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Masuuliyiin Magacaabay Sameeyey

Hargeysa (Waaheen):- Gudoomiyaha xisbiga Waddani Isla markaana ah musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani ayaa waxa auu xilal u magacaabey saddex masuul oo dhalinyaro ah Gudoomiyaha ayaa...

Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Maanta Dalka Lagu Soo Dhaweeyey

Hargeysa (Waaheen:- Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga UCID Md Maxamed Macalin Xirsi ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey madaarka diyaaraha ee magaalada...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS