----
8.2 C
New York
Tuesday, Apriil 24, 2018

Monthly Archives: Aktoober 2017

“Waxaan Ahaa Wasiirkii Diiday Dekedda In La Wareejiyo Iyo Madaarka Berbera Ee Saldhiga Milatary...

Berbera, (Waaheen) – Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis, Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland oo hadda ka mid ah xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa...

Haweenwaynaha Degmooyinka Axmed Dhagax iyo 31-ka May oo Taageero Buuxda siiyey Xisbiga KULMIYE

Hargeysa (Waaheen)- Haweenwaynaha ku dhaqan degmooyinka Axmed Dhagax iyo 31-ka May ee caasimadda Hargeysa, ayaa taageero buuxda siiyey xisbiga KULMIYE iyo murrashaxiintiisa Madaxweynaha iyo...

Wasiirka Maaliyadda Oo Ka Qaybgashay Munaasibad Loo Sameeyay Cisbitaal Laga Hirgelinayo Degmadda Daara-Salaam

Hargeisa (Warsugan) - Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa shalay ka qaybgashay munaasibada loo sameeyay bilowga Cisbitaal laga hirgalinayo degmada Daara-salaam...

Goob-joogayaasha Caalamiga ah ee Doorashada Madaxtooyadda Somaliland ee 2017-ka oo War-saxaafadeedkoodii u horeeyey soo...

Hargeysa(Waaheen) Goob-joogayaasha Caalamiga ah ee Doorashada 2017-ka ee Madaxtooyadda Somaliland ayaa War-saxaafadeedkan soo saaray:- Goobjoogayaasha Caalamiga ah ee Doorashada Madaxtooyada Somaliland ee 13 November 2017...

Kulmiye: Laanta Birmingham oo soo Sagootiyey Muraaqibiintii ugu danbeeyey ee u imanayey Hawlaha Doorashada Madaxtooyadda ee...

Birmingham(Waaheen) Xaflad ay soo abaabuleen madaxda xisbiga KULMIYE Birminham UK  ayaa xalay 28/10/2017 lagu qabtay Magaaladda Birmingham oo ahayd casho sharaf iyo Sagootin loo Sameynaayey Mas’uuliyiinta iyo Muraaqibiyiintii ugu danbeeyey...

Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ballaadhan Oo Ka Socday Hay’adda Nabadda ee...

Hargaysa(Waaheen)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti sarre oo ka socday hay'adda nabadda iyo isdhex-galka bulshada ee...

Xeebta Batalaale oo aan saaka lagu dabaalan karayn Daamur badda qarqiyey darteed

Dadkii Badda galay oo jidhkooda uu ka buuxsamay wax madow u sun u eg Batalaale(Waaheen) Xeebta Batalaale ayey maanta dadkii ku dabaashay kala kulmeen waxaan...

Wasaaradda Duulista Somaliland oo ku Guulaysatay Rikibaada Qalab Casri ah oo Lagula Soconayo Sadaasha...

“Waxaan u mahadcelinayaa urur goboleedka IGAD oo qalabkan qiimaha weyn ku kacay inoo keenay” Wasiirka Duulista Somaliland Hargaysa(Waaheen ) Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland ayaa...

Madaxweyne Siilaanyo oo isku bedelay Badhasaabada Hawd iyo Saraar, La-taliye Arrimaha Dhaqanka iyo Is-dhegalka...

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa isku bedelay labadii Badhasaab ee Goboladda Hawd iyo Saraar, isla markaana magacawday La-taliye cusub oo kala...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS