----
25.8 C
New York
Sunday, May 20, 2018

Daily Archives: Aktoober 22, 2017

Dawladda Jabuuti oo wefti ka socda Rugta Ganacsiga usoo dirtay Somaliland

Weftigu waxay u imanayaan sidii ganacsatada Somaliland Carwo ugu qabsan lahayd Dalka Jabuuti toddobaadka u horeeya Bisha Diisambar Hargeysa(Waaheen) Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo guddoomiyaha...

Madaxweynaha Somaliland Oo Shacbiga Burco Kala Qaybgalay Isu-soo Baxa Ololaha Doorashada Madaxtooyada Dardaaran Dhaxal-gal...

"waxaan uga mahad-celinayaa, guud ahaan, Shacbi-weynaha Somaliland, yuhuuntii, yidi-diilladii, iskaashigii iyo wada-shaqayntii, ay isla bar-bar taageen Xukuumadda Xisbiga KULMIYE, ee aan Odayga u ahay"....

KULMIYE oo Maalinta Koowaad ee Ololihiisa Doorashada Ku Daah-furay Mawjado Isu Soo Baxyo ah

Hargeysa(Warbaahinta Xisbiga KULMIYE)-Xisbiga Midnimada iyo horumarka ee KULMIYE, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay ololihiisa doorashooyinka madaxtooyada shalay dalka oo dhan ka bilaabmay,...

Dowladda federaalka oo shir isugu yeedhay Madaxda maamul goboleedyada

Iyadoo markale uu shaac baxay isqabqabsi u dhaxeeyo madaxda maamul goboleedyada iyo dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa dadka falanqeeya arrimaha Soomaaliya waxa ay ka...

Dhismaha Jidka Hormarra Cusbitaalka Adna oo Hakad Ku Yimid Iyo Dawladda Hoose oo aan...

Hargaysa(Waaheen):-Maamulka dawladda hoose ee Caasimadda Hargaysa, ayaa Arbacaddii toddobaadkii aynu soo dhaafnay bilaabay Jidka dheer ee isku xidha Isgoyska loo yaqaan Total ilaa Jaamacadda...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS