----
25.8 C
New York
Sunday, May 20, 2018

Daily Archives: Aktoober 18, 2017

Madaxweyne Siilaanyo Qoraal Jawaab celi ah u diray Komishanka Doorashooyinka Qaranka

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa shalay Komishanka Doorashooyinka Qaranka u diray Qoraal Jawaab celin ah oo uu kaga hadlayey xubin...

Rugta Ganacsiga iyo hay’adda SMEF oo Ganacsatada u qabtay Tababar kor loogu qaadayo Aqoonta...

Hargeysa(Waaheen) Rugta ganacsiga Somaliland oo kaashanaysa hay’adda SMEF ayaa maanta magaaladda Hargeysa uga furtay ganacsatada kala duwan ee Dabaqada dhexe iyo Hoose Tababar ku...

Warsaxaafadeed ay soo saareen odayaasha musdmbeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna...

bismillahi arramanirraxeem.dhammaan ummadda reer somaliland iyo warbaahinta waxaan idin leenahay asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa muxamed naxariis iyo nabadgelyo...

Xuska Maalinta Shuhadada SNM Oo Laga qabtay Hargeysa  

Hargeisa (Waaheen) – Maalinta shuhadada SNM ee 17-ka October ayaa  shalay si  wayn looga xusay magaaladda Hargeisa ee caasimadda Somaliland, taas oo xaflad si...

KULMIYE oo soo Dhaweeyey Garabka Sahanka Guusha Xisbiga oo ay ku Bahoobeen Siyaasiyiin WADDANI...

Hargeysa (Waaheen)- Xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey Garabka Sahanka Guusha KULMIYE oo ay ku bahoobeen siyaasiyiin iyo aqoonyahanno miisaan leh oo ka...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS