Daily Archives: 8:06 pm

Xisbiga WADDANI oo Xaflad Soo Dhaweyn ah u Sameeyey Siyaasiyiin iyo Taageerayaal Ka Soo Jeeda Beelaha Abokor Muuse/Ciidagale

Hargeysa(Waaheen):-Xafla si heer sare ah loo soo agaasimay oo Xisbiga WADDANI ku soo dhaweynaayey Siyaasiyiin, Wax-garad, Aqoonyahan, Xildhibbaano, Dhallinyaro, Haween iyo taageerayaal kale oo baaxad weyn ku waasi oo ka… Read more »

Murrashax Muuse Biixi oo Bulshada ugu Baaqay Inay Nabadda iyo Wadajirka Muhiimad gaar ah Siiyaan Waqtiga Doorashada

Hargeysa (Waaheen )- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si qoto dheer u sharraxay qiimaha ay nabadda iyo wada-jirku u leeyahay Jamhuuriyadda Somaliland iyo shacabkeedaba,… Read more »

Hambalyo: Muuse Yuusuf Kaamil Iyo Amaal C/raxmaan Oo Meherkoodu Ka Dhacay Hargeysa

Axmed Cabdiraxmaan Cabdalle (Fadhi), Cabdiqaadir Aadan Carab, Axmed Rashiid Cabdi (Akram), Madar Cabdi Axmed, Cabdillaahi Maxamed Axmed (Calan-cas), Mowliid Aadan Cumar, Axmed Cumar Caddaani (Axmed-Shaafi), Eng. Cabdirisaaq Muxumed Qalinle (Itaqile),… Read more »

Xeerkii Anshaxa Saxaafada Somaliland Ee Doorashada Madaxtooyada Oo La Ansixiyey

Xisbiga UCID Oo Caawa Barnaamijkiisa Siyaasiga Ah Ku Soo Bandhigay Xarunta Gobolka Awdal Ee Borama .

Borama(Waaheen Waxaa xalay hotel Rays Ee Magaalada Borama lagu soo bandhigay Barnaamijka Siyaasiga ah Ee Xisbiga UCID . Waxaana xafladda bandhiga ka soo qeyb-galay masuuliyiinta ugu saraysa Xisbiga UCID oo… Read more »

Af-Gobaadsiga Wasiir Buuxa ayaan Idin Siinayaa Maanta Cabdiraxmaan Cirro Ka Yeeli-Mayno

Af-Gobaadsiga Wasiir Buuxa Idin Siinayaa Ee Maanta Cabdiraxmaan Cirro Ka Yeeli-Mayno , Waayo Shaley Isagoo Gudoomiye Ka Ahaa Golaha Wakiilada Haya Ayuu Beelaha Gabooye Gabay Musharaxa Xisbiga Wadani Ee Madaxweynenimada… Read more »

Xogahayaha Ku Xigeenka Warfaafinta Xisbiga Wadani Iyo Masuuliyin Ka Tirsan Golaha Dhexe Xisbiga Oo Xabsiga Dhexe Burco Loo Taxaba

Xogahaye Ku Xigeenka Warfaafinta Xisbiga Wadani Ee Heer Qaran C/salaam Maxamud Ducaale,Siyaasi Cabdilaahi Aadan Oo Ka Tirsan Golaha Dhexe Xisbiga Wadani Iyo Siyaasi Maxamed Aadan Ayaa Mar Dhawayd Loo Taxabay… Read more »

 KULMIYE oo soo Dhaweeyey Ururka Dhallinyarada BARAARUG oo Ka Dhisan Bariga Caasimadda Hargeysa

Hargeysa(Warbaahinta Xisbiga KULMIYE)-Xisbiga midnimada iyo Horumarka ee KULMIYE, ayaa  soo dhaweeyey Ururka dhallinyarada ee BARAARUG oo ka dhisan Bariga magaalada Hargeysa, kaas oo si rasmi ah ula midoobay xisbiga. Munaasibadda… Read more »

© 1954 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.