Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo saaka safar shaqo ku tagay Gabilay

0
35

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuryadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamauud Siilaanyo ayaa saaka safar shaqo ku tagay magaaladda Gabilay.
Madaxweyne Siilaanyo ayaa la filayaa in uu ka qayb galo munaasibado lagu daah-furayo masharaaiic kala duwan oo ay xukuumaddiisu ka hirgalisay gobolkaasi.
Safarka madaxweynaha waxa ku wehelinaya wasiiradda wasaaradahoodu ay hirgaliyeen mashaariicdaasi.