Waxgaradka iyo Bulshada Degta Degmooyinka Axmed-Dhagax iyo 31 May Oo Taageeray Xisbiga Kulmiye

0
118
Hargeysa(Waaheen)Cuqaasha, Odayaasha, Waxgaradka, Aqoonyahanka, Bulshada Degta Gobolka Hawd iyo Degmooyinka Axmed-Dhagax iyo 31 May ayaa shir jaraa”id oo ay maanta ku qabteen Magaalada Hargeysa waxay si Mug iyo Miisaanleh u Taageereen Xisbiga Kulmiye